Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo la shaaciyey, lana xiray

Taliyaha Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed Ameriko ayaa sheegay in shaqsi lagu tuhmaayo inuu bixiyay qishka Imtixaanaadkii Dugsiga Sare ee dalka la soo xiray, haatana uu ku socdo baaritaan. Ninkan ay boolisku xireen oo ka tirsan shaqaalaha qeybta imtixaanaadka ee Wasaarada Waxbarashada ayaa magaciisa lagu sheegay  Jamaaludiin Xasan Xersi oo 29 jir ah sida uu … Continue reading Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo la shaaciyey, lana xiray